X

Madaxweyne Farmaajo oo caawa soo gaaray Turkiga lana kulmi doona Erdogan

Madaxweyne Farmaajo oo caawa soo gaaray Turkiga lana kulmi doona dhigiisa Erdogan. Madaxweynaha ayaa waxa madaarka ku soo dhaweeyay madaxda Turkiga iyo dadweyne farabadan oo Somali ah.

Madaxweynaha ayaa marti qaad ka helay dhigiisa Turkiga ayadoo Turkigu kaalin weyn ka cayaarayo taageerida dawlada Somaliya iyo waliba kabida dhaqaalaha.

Inkastoo lacagahaa yar ee la bixinayaa ay yihiin dhiig joojin ee dalku u baahan yahay awood milatari oo uu ku fuliyo nidaamka dawladnimo.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS



admin:

This website uses cookies.