X

Madaxweyne Farmaajo oo Dhuusamareeb kula kulmaya madaxda maamul goboleedyada

Madaxweyne Farmaajo ayaa Dhuusamareeb kula kulmaya madaxda maamul goboleedyada xilli uu ku sii jeedo siina maraya wadada isku xirta Cadaado iyo Dhuusamareeb.



Waxa la filayaa inuu halkan ka dhaco shirweyn oo dibu heshiisiin oo u dhexeeya Galmudug dghexdeeda iyo weliba siyaasado murgan oo ka jira gobolka.



Madaxweynaha ayaa socdaal dhulka ah ku maraya deegaanada Galmudug.

“Waxaan ka shaqeynaynaa sidii aan u xoojin lahayn maamulkan, kuna hormarin lahayn deegannada Galmudug, annaga oo u hureyna dadaal kasta oo aan awoodno, idinkana waxaa la idin ka rabaa in aad sii laba laabtaan dadaalkiina.” ayuu yiri Madaxweyne Farmaajo

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.