X

Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Yugandha iyo sida loo qaabiley: SAWIRO

Madaxweyne Farmaajo ayaa gaaray Yugandha halkaas oo si diiran loogu soo dhaweeyay. Madaxweynaha ayaa ujeedo kaliya u tagey oo ah sidii guluf loogu qaadi lahaa argagixisada xasuuqdey dadkeena.



Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Uganda ayaa kusoo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Magaalada Kampala ee Caasimadda dalka Uganda. Safarka Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxaa ku wehlinaya xubno katirsan golaha Wasiirada iyo masuuliyiin kale.





C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.