X

Madaxweyne Farmaajo oo gaadhey Beledweyne xilli gurmadku sii kordhayo: SAWIRO

Madaxweynaha Somaliya Farmaajo ayaa gaadhey magaalada Beledweyne oo hadda cusub u noqotey fatahaada webiga Shabeele oo maraya halkii ugu saraysay. Madaxweynaha oo hawsha gurmadka Ka waday Muqdisho ayaa hadda lugihiisa lagalay biyaha.


Magaalada iyo deegaanada Ku xeeran ayaa fatahaada webiga aad u gaartey waxana daadlu qarxiyay beerihii yaraa ee la qoran jirey.


Madaxweynaha oo xaalada la socda ayaa fiirin doona waxa ugu muhiimsan ee dadku u baahanyihiin xilli biyaha taagani u fiicneyn caafimaadka qaasatan marka ayna jirin cid ilaalisa.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.