X

Madaxweyne Farmaajo oo ka baaqdey safar uu ku tagi lahaa dalkaasi Qadar

Madaxweyne Farmaajo ayaa ka baaqdey safar uu ku tagi lahaa dalkaasi Qadar. Sababaha ugu weyn baaqashada safarka madaxweynaha ee dalka Qatar ayaa lagu sheegay khilaafka Jira.



Waxa baryahanba jirey soo jeedin ka dhana Jawaari oo gaari weyday halkii la rabey taas oo keentay xiisad dhinacna lo socon waayay. Xiisadan ayaa la sheegay inay kuwa jiraan RW Xasan Cali Kheyre iyo Jawaari.



Madaxweyne Farmaajo ayaa ku howlanaa xalinta xiisada Siyaasadeed ee ka taagan dalka taas oo laba garab u kala jebisay Xildhibaanada Golaha Shacabka,waxana safarkiisa uu ahaa mid uu casuumad ka helay boqortooyada iyo Madaxda dalka Qatar

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.