Madaxweyne Farmaajo ayaa ka hadlay shilalka Amisom ay galaan ee dadku ku dhinto isagoo tilmaamay in dawladiisu ogolaan doonin in si ulakaca dadka Somaliyeed loo dilo.
Wuxuu tilmaamey in askar ku kacay falal ay sharciga la tiigsadeen wuxuuse ku nuux nuuxsaday in Amisom dhiigooda u hureen dawladnimada Somaliya oo uu jiro cadow ay wada leeyihiin dawladnimaduna suurtagasheen iyaga la’aantood.
Hoos ka dhegeyso jawaabta Farmaajo
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS