X

Madaxweyne Farmaajo oo ka hadley kulan uu la qaatey madaxda Talyaaniga: SAWIRO

Madaxweyne Farmaajo ayaa ka hadley kulan uu la qaatey madaxweynaha Talyaaniga. Farmaajo oo muddo sadex cisho jooga dalkaasi Talyaaiga oo Koofurta dalka gumeysan jirey ayaa loo qaatey inuu soo celinayo taageeradii dhinaca jaamacadaha taas oo dad badan jeclaysan doonin.


Madaxweyneyaasha ayaa isla gartay muhiimadda ay leedahay in laga wada faa’ideysto fursadaha waaweyn ee horyaala labada dal ee dhanka maalgashiga iyo ganacsiga.


“Dadka Soomaaliyeed waa dad ganacsiga aad u yaqaan oo karti u leh inay wax soo saar ku dhex sameyaan xaalado adag. Waxaan ku kalsoonahay in wadashaqayn iyo iskaashi aan la yeelano dalalka aan bahwadaagta iyo saxiibada nahay ay noo horseedi doonto horumar fa’iido u leh dadkeenna.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.