X

Madaxweyne Farmaajo oo kulan la qaatey madaxweynaha Eritariya

Madaxweynaha Somaliya oo soo dhameeyay booqasho hal maalina oo uu ku tagey dalkaasi Koofurta Suudaan ayaa u duuley Eritariya halkaas oo ay wada hadleen madaxdweyne Aferwerki.


Waxa kulanka lagu lafogurey arimaha labada dal iyo weliba kuwa mandaqada geeska Afrika oo Eritariya qayb ka gasho. Xiriirka gobolka ayaa hadda maraya meel fiican.

Maaha markii ugu horeysay ee labada madaxweyne is arkaan, waxana markaste la geeyaa mashaariicda madaxweynaha Eritariya ka fulinayo dalkiisa.


C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.