X

Madaxweyne Farmaajo oo la hadley ciidamo lagu tababaray Muqdisho: SAWIRO

Madaxweyne Farmaajo ayaa la hadley ciidamo lagu tababaray Muqdisho oo ka mid noqon ciidanka qaranka ee dhismaya. Ciidamadan ayaa lagu tababaray xarunta Turkigu u dhisay tababarada.



Munaasabad kooban oo lagu qabtay saldhigga, waxaana ka qeyb galay Saraakiil ka tirsan ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, safiirka Turkiga ee Muqdisho iyo xildhibaano



Ciidamadaan Maanta tababarka loo soo xiray ayaa ah dabley kuwaasoo Madaxweyne Farmaajo u sheegay inay ka qeyb ka noqon doonaan la dagaalka dhiigmiiratada Shabaab.

Madaxweynaha ayaa sheegay inay muhiim tahay in la helo ciidan hanta dalka guud si loo soo celiyo sharafta ummada Somaliyeed.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.