X

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmey boqorka Sucuudiga maantana ka soo dhoofay: SAWIRO

Madaxweyne Farmaajo ayaa la kulmey boqorka Sucuudiga. Farmaajo ayaa booqashadiisa loo arkey in Somaliya ayna marnaba u goynayn xiriirka ay la leedahay Sucuudiga.



Dhinaca kale madaxweynaha ayaa raba in Sucuudigu fuliyo balanqadyadii ay hore u galeen oo intooda badan wax loogu qabanayay Koofurta dalka inkastoo laamiyo ka soo gaarayaan Woqooyiga dalka.




Sawirkan hoose waa madaxweyne Farmaajo oo ka soo baxaya Jiddah oo uu sii sagootinayo ku xigeenka guddoomiyaha Gobolka Maka ee amniga Almukarama Amiir Sacuud Bin C/llaahi, Safiirka Sacuudiga ee Soomaaliya Maxamed C/Qani Khayaad iyo madax kale.

 




Farmaajo ayaa la filayaa in uu Muqdisho ku soo noqdo lamana sheegin in uu wadan kale sii marayo. Madaxweynaha ayaa la filayaa in uu sharaxo sidii kulanku u dhacay iyo wixii balanqaada oo boqorku u sheegay.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

 


admin:

This website uses cookies.