Madaxweyne Farmaajo ayaa lagu soo dhaweeyay Sucuudiga asagoo la filayo in uu la kulmo madaxweynaha Maraykanka Trump oo mardhow ka qaybgalay shirka Carabta iyo Maraykanka.
Waxa garoonka diyaaradaha ee Riyaad ku soo dhaweeyay amiirka gobolka Riyaad oo ka mida dhaxalsugeyaasha boqortooyada Sucuudiga.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS