X

Madaxweyne Farmaajo oo looga digey shir Maraykanku ku qabanayo Yugaandha

Waxa usbuuca dambe ka furmaya Yugaandha shir Maraykanku dabada ka wato oo looga hadlayo Tigreega ay wataan, ujeedaduna tahay in go’aan dhinaca laga soo saaro. ”Shirkan maaha mid Afrikaan waase mid Maraykanku leeyihiin waxa looga hadlayao ayuu yiri Cali Calasow.


”Madaxweynaha Somaliya meel ugama banaana shirkan bugtaa oo ay diyaariyeen xubno la ogyahay inay Tigreega raacsan yihiin sida Kiiniya iyo Yugaandha iyo kuwo kale ayuu raaciyay.

”Waxa uga filan Itoobiya farogelinta halaga daayo doorashana waan ku jirnaa markaa iyadaa ku filan inay xaliso mushkiladeeda ayuu qabaa Xuseen Warsame.


”Madaxweyne Farmaajo waxba ka faaiidi maayo shirkaas in sumcada looga dilo mooyee ayuu raaciyay waayo shirar kalaba looma yeero. Itoobiya way ku filan tahay inay soo af-jarto maleeshiyada Tigreega oo saxaafada reer galbeedku xog u taageerto.



Xataa qoraalka soo baxaya ayaa la sii diyaariyay, keliya waxay rabaan inay ku darsadaan magaca Somaliya. Dhinaca kale Tigreega ayaa aqbalay inuu is dhiibo.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.