X

Madaxweyne Farmaajo oo maanta booqdey xarunta wasaarada difaaca iyo sababta: SAWIRO

Madaxweyne Farmaajo ayaa maanta booqdey xarunta wasaarada difaaca. Madaxweynaha ayaa warbixino ka dhegeystay. Waxaa  uu warbixinno ku saabsan diyaargarowga ciidanka ka dhageysan doonaa Taliyeyaasha ugu sarreeya Ciidanka Xoogga Dalka.


Madaxweynaha ayaa sidoo kale kulan gaar ah la qaadan doono Saraakiisha Ciidamada. Wasaaradda Gaashaandhigga ayaa waxaa ka socda abaabul dagaal oo xoogan.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.