Madaxweyne Farmaajo oo sideedii bishan la doortey aadna loo soo dhaweeyay ayaa xaqiijay tirada cadowga ummada Somaliyeed ay xasuuqeen sanadkii tagey.
Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in sanadkii tagey ay argagixisadu xasuuqeen 900 oo Somali ah oo dhiigooda ay xalaasheen markey diinta ka saareen.
Argaghixisada ayaa gaaleeya dadka diinta diin shaydaanka ay wataan waana ta keentayin tiro intaa leeg ay xasuuqaan. Waa markii ugu horeysay ee madaxweyne Somaliyeed sheego xasuqa argagixisada oo Somalidu ilaabaan isla markaana aad maqlayso dad jaahiliina oo dhahaya hala hadlo qof gaal kuu haysta.
Shalay oo kaliya ayaa argagixisadu xasuuqdey in ka ku dhow 40 ruux oo Somali ah oo suuq ka ganacsanayay, dadkaas ayaa sidaa lagu ilaawaa.
C/llaahi WArmooge
ARAABINEWS