Madaxweyne Farmaajo ayaa ummada Somaliyeed kala hadley munaasabada ciida ee beri oo Salaasa ah. Farmaajo ayaa ka codsaday ummada Somaliyeed in midba kooda liita ka caawiyo wuxuu karo. Wuxuna dalbadey inuu lala dagaalamo argagixisada.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=MNI0UrF0rE4[/embedyt]
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS