X

Madaxweyne Farmaajo oo xariga ka jaray garoonka Garoowe: sawirada munaasabada

Madaxweyne Farmaajo ayaa xariga ka jaray garoonka Garoowe. Munaasabada ayaa si weyn loo agaasimay waxana goobta ku sugan madaxda Somalida iyo madax ka socota Jabuuti iyo Itoobiya.

Madaxweynaha ayaa lagu casuum,ay furitaanka garoonkan balaaran ee laamiga ee waxweyn ka bedelay bilicda magaalada iyo isku socodka dhinaca diyaaradaha.





C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

 


admin:

This website uses cookies.