Garoowe 23 Dec 2014–Madaxweynaha Puntland Prof Gaas ayaa sheegay in Xasan Culusow iyo Siilaanyo kaliya ka hadli Karin masayrka Woqooyiga Somaliya iyadoo Xasan Culusow iska indhatirayo xaqiiqada jirta. Gaas ayaa sheegay haddii ay jirto arin ku saabsan Woqooyiga Somaliya ay tahay in dadka Somaliyeed ee degan halkaasi ka wada hadlaan.