X

Madaxweyne Galaydh oo furay xarun baasaboor Somaliga laga bixiyo magaalada Buuhoodle

Madaxweynaha Kaatumo State ayaa furay xarun laga bixiyo baasaboor Somaliga magaalada Buuhoodle halkaas oo madaxweynuhu soo gaaray shalayto. Galaydh oo ka hadlayay xarunta baasaboorka ayaa sheegay in dadka loo soo dhaweeyay adeegyada dawlada.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.