X

Madaxweyne Galaydh oo furey dugsi hoose iyo farxad ayay ii tahay in culimo aan kulano

Madaxweynaha Khaatumo State Prof Galaydh ayaa furey dugsi hoose oo laga hirgeliyay deegaan u dhow Buuhoodle waxase uu dadka kaga qosliyay mar uu yiri waxa farxad ii ah in aan kulano culimada oo markaasi fadhiyay goobta.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.