Madaxweyne Galaydh oo ka hadlay soo duruga Garoowe iyo shirar uu soo xirey
Madaxweynaha Khaatumo State Prof Galaydh ayaa ka hadlay shirar u socday golihiisa baryahan isagoo dhinaca kale ka hadlay bar kontorool oo maamulka Puntland ka sameeyay BIXIN oo ka tirsan Sool laakiin ay gaarayso Garoowe.