Caabudwaaq–Madaxweyne ku xigeenka maamulka cusub ee Galmudug Xasam Maxamuud Warsame oo ka soo jeeda Caabudwaaq ama galbeedka gobolka Galguduud ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay degmada iyadoo meesha ka saaraysa in uu jiro wa muran ah oo u dhexeeya maamulka cusub iyo dadka ay doorteen.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM