Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo si xoogleh loogu soo dhaweeyay Buuhoodle+SAWIRO
Buuhoodle 14 Jan 2015–Madaxweyne ku xigeenka Puntland C/samad Camay ayaa booqasho ku yimi Buuhoodle halkaas oo si weyn loogu dhaweeyay. Madaxweyne ku xigeenka ayaa u yimi Buuhoodle caleemo saarka mid ka mida garaadada Buuhoodle.