X

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland iy Muuse Biixi oo xalay urur tageersani u sameeyay casho

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Saylici iyo Muuse Biixi ayaa xalay urur tageersani casho ugu sameeyay Boorama . Ururka qaran ee NOW ayaa goobta ka jeediyay halka masuuliyiinta la casuumayna hadleen.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.