Madaxweynaha Koofur Galbeed ayaa markii ugu horeysay afka furtey dulinimana diiday inuu qariyo. Waxaa wax lagu farxo ah in Koofur Galbeed ay maanta heshay hogaamiye u dagaalmaya xaqooda isla markaana aa quudha qaadan.
Haddaba halkan hoose ka daawo khudbada oo dhamaystiran
C/llaagi Warhaye
ARAABINEWS