Madaxweyne Robert Mugambe ayaa cadaadis kaga yimi xisbigiisa awgeed isku casiley. Madaxweynaha ayaa sida la sheegay rabay inuu xaaskiisa ku wareejiyo xukunka taas oo a\y ka diideen ruug cadaagii la soo halgamay.
Ninka ay xisbigiisu u doorteen ayaa ah ruug cadaa ay soo wada halgameen waxana eryay Mugambe, taas oo ka caraysiisay xisbigiisa oo ilaa ciidanka haysta.
Madaxweynaha ayaa warqad u qorey afhayeenka barlamaanka sheegayna inuu xukunka ka tagayo. Waxa hadda la geli doonaa sidii ku xigeenkiisii loo caleemo saari lahaa.
Simbabwe ayaa waxa burburiyay cunaqabatayn ay saareen Ingiriiska iyo Maraykanka oo diidey beeraha uu la qaaday cadaanka ee ku wareejay madowga.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS