X

Madaxweynihii Awdalstate Prof Nageeye oo xilkii loo kordhiyay shir ay ka soo qaybgaleen jaaliyada reer Adal+SAWIRO

London 20 Dec 2014–Madaxweynaha Awdalstate Prof Nageeye ayaa loo sameeyay xil kordhin hal sanno ah xilli halganka reer Adal marayo xilli xasaasiya. Shir ka dhacay magaalada London ayaa Prof Nageeye ka hadlay xil kordhinta iyo hawlaha culus ee horyaala.

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.