X

Madaxweynihii hore ee Galmudug oo ka hadlay dhexdhexaadin ay dhex dhigeen colaada Guriceel+MUUQAAL

Guriceel–Madaxweynihii hore ee Galmudug Caalim ayaa ka hadlay dhexdhexaadin ay ka galeen laba jufo oo isku dagaalay Guriceel oo iska dilay ilaa 20 qof magaaladiina dadkii joogey u gaystay barakac xoogleh. Hooyada buuraha ku umulaysa waxaan leenahay gurigaaga ku soo noqo.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.