X

Madaxweynihii hore ee Kiiniya oo bakhtiyay muxuuse guulo sheegtay

Madaxweynihii ugu muddada dheeraa Kiiniya ayaa bakhtiyay. Daniyal Arab Moy oo Somalidu u bixisay daayeer carab is moodey ayaa noolaa 95 sanno wuxuuna Kiiniya soo xukumaayay 24 sanno.


Daaniyal ayaa sanadii 1978-kii loo dhiibey xukunka dalkaasi wuxuuna ku qabtey gacan adag. Wuxuu ahaa musuq weynaadey inkastoo dalku xasilooni ahaa maadaama ay welli gacanta ku hayeen Ingiriisku siiba beeraha.


Wuxuu xasuuq iyo kufsi isugu daray kacdoonkii gobanimo doonka ee Somalida Ingiriisku ku daray Kiiniya ay sameeyeen mudadii uu xukunka hayay.

Wuxuu guul weyn sheegtaa inuu isagu qayb ka ahaa burburinta qarankii Somaliyeed markii uu hub iyo lacag uu siiyay maleeshiyadii dhegaha xirneyd ee jaahiliinta ahayd ee la baxay S-ta.


C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS



admin:

This website uses cookies.