Kulan goor dhaweyd soo dhamaatey ayaa ka dhacay galbeedka London halkaas oo madaxweynihii hore ee Somaliya Sh Shariif Sh Axmed uu kulan la qaatay qaar ka mida jaaliyada reer Awdal ee Ingiriiska. Kulanka ayaa laba saacadood dib u dhacay maadaama dad badan aaney ogeyn inkastoo si weyn loo soo agaasimey gudaha xaflada oo ahayd daah ka rogida hay’ad Samafal oo loo bixiyay Samadoon.
Naga fisha muuqaalo kale oo xiiso leh tanise waa hodhaca iyo iyadoo Sheekh Shariif lagu soo dhaweeyay ciyaaraha hidaha iyo dhaqanka ee reer Adal caanka ku yihiin.
ARAABINEWS.COM