X

Madaxweynihii hore u gatey badda Somaliya fadhiid Sheekh Shariif oo Muqdisho ku soo laabtey

Fadhiid Sheekh Shariif oo hore u gatey badda Somaliya ayaa Muqdisho ku soo laabtey waxana soo dhaweeyay taageerayaal u badan beeshiisa oo si qabiil ahaana ku taageersan.

Fadhiid Sheekh Shariif ayaa waxbarasho u joogey dalka Ingiriiska iyadoo dad badan is waydinayaan cida maalgelinaysay socdaalada aduunka maadaama la ogaa in jeebkiisdyu madhnaa.

Fadhiid Sheekh Shariif ayaa u taagan xilka madaxweynenimo wuxuuna ahaa ninkii hirgeliyay sheekada Somaliland iyo Somaliya shirkii fashilmey ee Ingiriiska.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.