X

Madaxweynihii Koofurta Kuuriya oo xukunka laga tuurey

Madaxweynihii Koofurta Kuuriya haweenayda lagu magacaabo Park ayaa xukunka laga tuurey kadib markii lagu sameeyay xil-xayuubin. Haweenayda ayaa lagu helay musuqmaasuq.

Xil-xayuubinta ayaa imaanaya iyadoo xaakin uu ogolaadey go’aankii barlamaanka ee xukunka looga tuurey. Dalkaasi Kooufurta Kuuriya ayaa inta badan la bedelaa madaxweyneyaasha haddii lagu helo musuq.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS



admin:

This website uses cookies.