X

Madaxweynihii Turkiga oo dalkiisa dib ugu laabtey iyo xulka sawirada caawa ee taariikhda galay

Muqdisho-Araabinews–Madaxweynaha Turkiga ayaa dib ugu laabtey Istanbul kadib maalin booqasho ah oo taariikhda gashay isagoo madaxweynuhu inta yar ee uu joogey furay mashaariicyo muhiima halka dhinaca kalana aad loo adkeeyayay amaanka magaalada si argagixisada bani aadamku ayna waxyeelo ugu gaysan.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.