X

Madona oo ka qaybqaadatey banaanbax ka dhana Trump oo macnaysay hadal cadho ka keentay

Heesaaga caanka ah ee Madona ayaa macnaysay hadal ay ka tidhi banaanbax weyn oo aduunka badankiisa ka dhacay oo haweenku ka dhigeen Trump oo xukunka la wareegay.


Afxumada Trump oo cod kaga helay cunsuriyiinta Maraykanka iyo kaniisadaha ayaa aduunku ku banaanbaxay waxa aad looga daawadey aduunka oo dhan.


Madona oo hees ka qaadey goobaha banaanbaxa ayaa hees ku tidhi waan gubi lahaa aqalka Cad ee Trump ku jiro. Afhayeenka Trump ayaa ka jawaabay oo sheegay in uu yahay hadal wax burburinaya.


Madona ayaa sheegtay in hadalka ayna u jeedin in wax la burburiyo oo ay tahay qof amniga jecel kuna eedaysay saxaafada taageersan Trump ee Yuhuuda in ay hadalka si qaldan u qaateen.

Trump ayaa nacaybka aduunku u qabo aan la fileyn in uu kursiga ku raago.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.