Waxaa magaalada Boosaso laga furay markii ugu horeysay xarun lagu dhaqan celiyo dumarka laga keenay qurbaha isla markaana ka leexday dhaqankooda suuban. Xaruntan ayaa lagu magaacabaa Al-Badriya Two, waana xarun la mataana ah xarunta dhaqan celiska raga ee Al-Badriya. Waxa lagu baran doonaa ama la bari doona dumarka cilmiga diinta, maadiga iyo dhaqanka suuban ee Soomaaliyeed waxaana ka howl gali doona macalimiin aqoonyahano ah, gaar ahaan kuwa dumar ah.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM