X

Magaalada Dhuusamareeb oo isku diyaarinaysa marti gelinka shirka maamul u samaynta gobolada dhexe+SAWIRO

Dhuusamareeb 08 Jan 2015–Magaalada Dhuusamareeb ayaa isku diyaarinaysa shirka maamul u samaynta gobolada dhexe halkaas oo qabiilada halkaas degaa ay dooran doonaan hogaan cusub oo maamula gobolada Galguduud iyo Mudug.

Waxase jira muran u dhexeeya labada magaalo ee Cadaado iyo Dhuusamareeb inkastoo heshiis hore sheegayay in shirka lagu qabto Cadaado.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.