X

Magaalo hub lala dhex socdo amaan ma helayso: Xasan Sheekh

Madaxweynaha Somasliya ayaa ka hadlay amaanka magaalada Muqdisho oo lagu wareejay gobolka Banaadir oo leh 16 gudoomiye oo shaqadoodii gabay. Xasan Sheekh ayaa sheegay magaalo hub lala dhex socdo in amaankeedu aanu hagaageyn.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.