Magaalo ku taala dalka Cummaan ayaa noqotey meesha kaliya ee adduunka laga soomo saddex saacadood. Degmadani yar lagu magacaabaa Wakaan. Magaalada ayaa ku taal buur badda ka saraysa 2000 o mitir. Waana magaalo aad u qabow oo soo jiidatey indhaha caalamka taas oo keentay in boqolaal qof u yimaadaan dalxiis iyo soonkaba.
Waxay Qoraxda U soo baxdaa tuuldanni yar 11 subaxnimo waxayna u dhacdaa Qoraxda 2:30 duhurnimo saacada Cumaan.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS