Magaca madaxweynaha Somaliya oo kheyr laga rajaynayo ayaa Muqdisho laga sameeyaa lacag taas oo muujinaysa kalsoonida ummada Muqdisho ku qabto raiisal wasaarahooda.
Warshad ku taala Magaalada Muqdisho soona saarta Shaambada lagu qubeysto ayaa Halheyska Caabka noqday ee “Ar Farmaajo iigeeya” kusoo daabacday shaambo dhawaan ay soo saartay si bulshada u iibsadaan.
Shirkadan oo ku taala Suuqa Bakaaraha waxaa markii u horeysay ay soo tijaabiyeen shaambadan ay u bixiyeen Ar Farmaajo ii geeya.
Ganacsatada suuqyada ayaa sheegay in si weyn looga iibsado shaambadan loo bixiyay Farmaajo ee uu ku sawiran yahay madaxweynaha Soomaalliya.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS