X

Magacyada iyo qabiilada musharaxyo musuq ku soo baxay oo dib loo galayo

Gudiga khilaafaadka ayaa soo saaray magacyada iyo qabiilada musharaxyo ku soo baxay si musuqa oo laga madnuucay. Doorashada xildhibaanada ayaa ah tii ugu musuqa badnayd.

Gudiga oo aan awood sidaasa lahayn ayaa ku dhiiratey in ay madnuuco waxase diidan maamul jufeedyada oo u hanjabaya maamulka taagta daran ee u Xasan Sheekh hogaamiyo.

Magacyada hoos ku qoran ayaa loo diidey

 

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.