X

Magacyada kooxda madashu iska cafidey

Hogaamiyaasha kooxda la baxdey madasha qaranka ayaa fasaxday 7 Xildhibaan oo ka mid ahaa 11-kii Xildhibaan ee ay horay u laaleen Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka.

Xildhibaanada la fasaxay waxa ka mid ah kuraas si weyn la isagu heystay oo beesha Caalamka ay daba joogtay, waxana ugu weyn kursiga ay loolanka ugu jirtay Caasho Xaaji Cilmi.

Xildhibaanada ay Madasha Qaran fasaxday in la dhaariyo waxa ka mid ah.

Sawirka hoose waa kooxda madasha la baxdey

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.