Magacyada Somalidii uu Sucuudigu ku xasuuqay badda cas ee Yaman iyo Suudaan ayaa qaar la helay. Dadka ilaa hadda la sheegay ayaa ka soo jeeda gobollada Togdheer iyo Sool.
Magacyada ayaa ah sidan soo socota. Allaha u naxariisto maaha markii ugu horeysay ee Sucuudigu xasuuqo Somali.
Deeq Mahad Faarax oo kasoo jeeda Laascaanood
Xafsa Cumar Daroori oo kasoo jeeda Laascaanood
Ayaan Maxamed oo kasoo jeeda Laascaanood
Faadumo Yuusuf Haybe oo kasoo jeeda Laascaanood
Aamina Baaxeer oo kasoo jeeda Burco Dhimasho Balse si rasmi ah looma xaqiijin.
Hibaaq Axmed Tarabi oo kasoo jeeda Burco oo wali dhimashadeeda lagu muransan yahay.
Muxumed ISmaaciil oo kasoo jeeda Hargeysa
Maxamed Aadan Cabi( Maxamed Timo) oo kasoo jeeda Burco
Cabdiraxman hassan mohamoud oo dhaawac ah kana badbaaday duqayntaas kana soo jeeda laascaanood.
Maareeye Cabdiraxmaan oo dhaawac ah kana badbaaday duqayntaas kana soo jeeda laascaabood.
Cabdi Xasan oo dhaawac ah kana badbaaday duqantaas kana soo jeeda Laascaanood.
Guuleed Cabdifataax Giirre oo kasoo jeeda Hargeysa
Cabdirisaaq Dayyaxo kana soo Jeeda Burco
Xamdi Xasan Faahiye oo kasoo jeeda Laascaanood waa dhaawac.
Ibrahim Ahmed Sacadaale
Fiiro gaara magacyadan waxa laga soo sheegay Yaman waxana soo gudbiyay mid ka mida dadkii xasuuqa ka badbaaday
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS