X

Magacyada xildhibaanada labada aqal ee Galmudug u matalaya dawlada dhexe

Doorashada Xubnaha Aqalka hoose ee Galmudug, ayaa si rasmi ah xalay loo soo gaba gabeeyay, iyadoo magaalada Cadaado lagu doortay Xildhibaano cusub.

Xildhibaanada la doortay ayaa ah kuwa cusub oo Aqalka hoose ku biiraya, waxaana ay ka soo galayaan Dowladda dhexe dhanka Deeganada Maamuka Galmudug.

36 Xildhibaan oo Aqalka hoose ah iyo 8 Kursi oo ah Aqalka sare ayaa lagu doortay Magaalada Cadaado si nabadgelyo ah, balse ay jiraan Musuq maasuq xoogan.

Doorashadii Galmudug ka dhacday ee Aqalka hoose, ayaa dad badan ay aad uga cabanayeen, maadaama Dowladda Somaliya faragelin toos ah ay ku haysay.

Xubno ka tirsan Dam jadiid oo si toos ah uga tagay Madaxtooyada Somaliya ayaa faragalin qaawan ku haayay Doorashadii Cadaado ku soo dhamaatay.

Hadaba Halkaan ka Akhriso Xildhibaanada lagu doortay Cadaado Magacyadooda oo dhameystiran.

1. Saciid Nuur Giriish
2. Mahad Salaad
3. Qaasim Maxamed Jamac .
4. Duniyo Maxamed Cali
5. Cabdi Shire Jaamac
6. Xuseen Qaasim Yuusuf
7. Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow.
8. Bootaan Ciise Caalin
9. Xasan Macalin Maxamuud
10. Maxamed Cabdulle Faarax Geesey
11. Xirsi Aadan Rooble
12. Saadaq Abdikarim Xaaji Ibrahim
13. Abdulahi Ali Axmed
14. Cabdiqadir Gaafow Maxamud
15. Cabdiraxmaan Xuseen Odowaa.
16. Naciimo Maxamed Gacal
17. Maryan Cariif Qaasim
18. Yusuf Xeyle Jimcaale
19. Cabdiweli Maxamed Qanyare
20. Cabdikarim Khalif Cabdi Dhalac
21. Warsame Maxamed Xasan(Warsame Joodax)
22. Cabdi Caziz Ilmi Cali
23. Ikran Aden Absuge
24. Axmed Macalin Fiqi
25. Ubax Tahlil Warsame
26. Maryan Maxamed Xuseen
27. Maryan Xaaji Cabdi Geeddi
28. Zakariye Xasan Cali
29. Maxamed Axmed Abtidoon
30. Saabir Nuur Shuriye
31. Cabdixakim Macalin Xuseen
32. Cali Axmed Sharif
33. Nadifo Faarax Jaamac
34. Abdiashakur Ali Mire
35. Faarah Xassan
36. Sahra Cumar Maalin

Dhinaca kale, Galmudug waxaa horay loogu doortay ilaa 8 Xildhibaan oo u matali doona aqalka sare ee federaalka ah.

Liiska Galmudug Ee Aqalka Sare:

1. Abshir Maxamed Axmed(Bukhaari)
2. Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid
3. Axmed Abdi Dhagdheer
4. Yusuf Geelle Ugaas
5. Zamzam Daahir Maxmud,
6. Cabdiwaaxid Qoonjeex
7. Jawaahir Axmed Cilmi
8. Abubakar Axmed Xaashi

admin:

This website uses cookies.