Waxa goordhaweyd lagu kala baxay doorashada gudoomiye ku xigeenka koowaad ee barlamaanka, waxana soo baxay Mahad Cabdalle Cawad oo hore jagadaasi u hayay. Dadka isbedel doonka ah ayaa walaac weyn ka muujiyay.
Magaalada Muqdisho waxa maanta ka socotay doorashada ku xigeenka koobaad ee golaha Aqalka hoose tasi oo hadda dhamaatey. Waxa hadda socota ku xigeenka sadexaad oo ay ku tartamayso haweenayda Khadiija Maxamed Diiriye.
Waxaana maanta tartamaayay 10 mudane oo u sharaxnaa xilka gudoomiye ku xigeenka koobaad ee golaha aqalka hoose,
Musharaxa ku guulaystay ayaa ah.
Mahad Cabdalla Cawad oo helay codad dhan 69-Cod
Waxaay kula heleen codadka sidan
- 1-Mahad Cabdalla Cawad,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,169-Cod
- 2–Cabdulkadir Sh. Cali Baqdaadi,,,,,,,,,,,,,,,,,,,, 85-
- 3– Cabdiraxmaan Aden Ibarhim Ibbi,,,,,,,,,,,,,,,,, 36-Cod
- 4-Burhaan Aden Cumar,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,, 25-Cod
- 5-Cabdulahi Godax Barre,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,, 18-Cod
- 6-Cilmi Maxamed Nuur ,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,13-cod
- 9-Xuseen Cabdi Cilmi,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,, 13-Cod
- 8-Cabdiweli Maxamed Qanyare ,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,12- Cod
- 9-Maryan Axmed Harun. ,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,10-Cod
- 10-Cabdulahi Xusen Cali ,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,8-Cod
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS