Waa majaajilo qosola oo Cali Xaraare ka diyaariyay ergayga Xasan Culusow ku boobayo golaha wasiirada ee aan welli iman ee uu ugu yeeray ergayga abaaraha. Waxa xildhibaanadu qarxiyeen inay ahayd fikir gaaladu u dhiibtey isna uga faaideystay dano qabiil.
C/llaahi Warhaye
ARAABINEWS