Fanaanada ruug cadaaga ah ee Faadumo Nakruuma ayaa waraysi xiise leh kaga sheekaysay waayaheeda fanka iyo waliba ruwaayadaha ay ku jirtey kuweeda ugu qosolka badan ee ay sheegtay in ay sagaal jeer dib u daawatay. Nakruuma ayaa dhinaca kale soo wada ruwaayad dhaqanka ah oo dhawaan soo bixi doonta.
ARAABINEWS.COM