Mamulka Siilaanyo ayaa mar labaad hanjabaad u mariyay hawada Somalida ay ku sheegeen in ay qabiil ahaan ka soo jeedaan Koofurta Somaliya. Waxay noola mid yihiin ajaanibta kale ee joogta Hargeysa iyo Burco. Shacabka reer Awdal ayaa iyagu hadlay sheegayna in dhulkoodu yahay dhul Somaliyeed.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS