Madaxweynaha Puntland oo saxaafada la hadlayay ayaa sheegay in la jabiyay argagixisada shabaab oo maydkooda la soo bandhigey shalay oo uu gaarayay lixdan u badan badan dad ayna waalidkoodu warka ahayn oo la soo afduubey siyaabo kala duwana wax loo sheegay caruurtu ha u badnaatee.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS