Suldaanka Siilaanyo ayaa ka xumaaday hadal suldaanka Habar awal kaga hadlay lixda goobood ee ka tirsan Lughaya ee beeshoodu xanibeen iyo waliba arimaha kale ee ay ku haystaan. Boqor Buurmadow ayaa u sheegay in ay dhisayaan wiilkooduna rabaan in beesha Siilaanyo ku wareejiyaan xukunka.
MaxameYuusuf
ARAABINEWS