X

MAQAL Ramaax oo u jiibinaya Suldaan Saleebaan oo ka hadlay kacdoonka: Gogti niman jooga looga biqi..

Boorama–Suldaan Saleebaan Cali ayaa ka hadlay munaasabada beesha dhexe ee 18 May isagoo sheegay iin niman Gogti jooga aan loo baqayn nabada gobolka ”waxyoyga anigu aan la yaabanahay waxa ka mida niman Gogti (Ismaamulka Somalida Itoobiya) ka imanaya ayaa la leeyahay halkan (Boorama) ayaa looga baqaya dhulka ama isaga ama sidaad u leedihiin u ceshada”. Waxa hoosta ka jiibinaya Ramaax oo u qiireysan maalintooda.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.