X

Maqal ruwaayad ay Hibo Maxamed iyo hoboladii Waaberi jilayaan oo qisadeeda aad ka heli doonto

Waa ruwaayad aad u xiiso badan oo ay matalayso Hibo Nuura iyo hoboladii Waaberi kana hadlaysa laba haween oo ku kala nool nolol kala duwan iyo sida midba u maareyso qoyskeeda. Waxa iyana ku jira jilayaal caan ahaa oo labada haween qaba.

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.